Xasan Sheeq Maxamuud oo Noqday madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

Musharax Xasan Sheeq Maxamuud ayaa ku guuleystay madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Ka dib tirinta Cododkii Waxa si caqlabiyad leh ugu guuleystay Jagada Madaxweyne Nimada Soomaaliya, 4ta sano ee soo socotana Hogaamin doonta Dalka madaxweyne Xasan Sheeq Maxamuud,

Madaxweynaha Cusub ayaa codad dhan 190 Cod  kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh Axmed oo helay   79 Cod.

Daalacatey :756

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print