Xaalad nololeed oo xun ayaa laga soo sheegaya xeryaha qaxooti ee ku yaala degmada jowhar ee gobolka Shableehaa dhexe .

Xeryaha ay ku jiran barakacayaashan ee ku yaala magaalada Jowhar ayaa sheegay la soo sheegayaa in ay ku jiraan qoysas farabadan oo xaaladooda nololeed ay tahay mid liidata,

Qaarkood barakacayaashan oo la hadlay xafiiska SBC ee Jowha raya ugu baaqay bulshada iyo maamulka in ay la soo gaaraan gar gaar deg deg ah,

Xiligan oo ah xili lagu guda jiro bisha barakaysan ee ramdaan ayaa dadkan yihiin kuwo ka cabanaya nolol xumo ka dhalatay cuno yari iyo caafimaad darro heysata.

Dhageyso warbixin faah faahsan oo ay Jowhar ku diyaarisay wariye Maka Beella.