Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska dawlada Britain u qaabilsan Soomaaliya oo SBC la soo gaarsiiyey ayaa lagu sheegay in wasiirka Britain u qaabilsan Afrika Henry Bellingham uu maanta sodcaal ku tagayo magaalada Hargeysa, warsaxaafadeedkaasi ayaa u qornaa sidan.

 War saxaafadeed.

Wasiirka Britain uqaabilsan Afrika  aya manta booqonaya  Hargeysa. Booqashadiisa waa tii ugaa  horeysay oo Wasiir ka tirsan xafiiska ummuraha dibadaa ee Britain  uu ku tago  Soomaliya in kabadan  3 sano taasi  oo dabasocooo boqoshadii  xoghayaha horumarinta caalamka  Andrew Mithcell oo kutagay Haregysa bishii febrayo .

Mar uu hadlayay Bellingham aya wuxuu yiri

” Soomaliya muhiim ayay  utahay UK .  Waxaan  hormud unahanay sidii bishi caalamka logu dhiri galiinlahaa inay  wax ka qaabato   dhibatada binnaadinimu ee   tagan.  Inta  aan safarkan kujiiro waxaan filayaa in ay  arko  aqaabadaha saamaynaya sida   aan u noqoon laheyn wadeeygaa bar-barayo xasiloonidaa Soomaliya  iyo horumarka si logu hortago  dhibatdaa binaadinimu.  Taas oo dhici kartaa oo kaliya markaa Somaaalida ,kuwa gudaha iyo dibiidaa jooga oo ay ka mid tahay  UK  ay ku  miidowaan  in ay tageeyran nabaad raadin  iyo xal siyaasadeyd oo wara,”

Source: Xafiiska British-ka ee Soomaaliya