Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta Magaalada Gidheys oo Dhinaca Barri Degmada Cadaado kaga beegan 12-KM kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid,Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed Baarlee,Odayaal iyo qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe.

Wasiirka iyo sidoo kale Saxiixayaasha Maamulka Gobolada Dhexe ayaa la sheegay in ay kawada hadleen Khilafka ka jira Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Dalka iyo sidii loo dhameyn lahaa.

Wasiirka iyo sidoo kale Saxiixayaasha Maamulka Gobolada Dhexe ayaa la sheegay in ay kawada hadleen Khilafka ka jira Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Dalka iyo sidii loo dhameyn lahaa.

DAAWO SAWIRADA:

DSCI5926 DSCI5928 DSCI5932 DSCI5933 DSCI5934 DSCI5939 DSCI5940 DSCI5946 DSCI5955 DSCI5957 DSCI5966 DSCI5968 DSCI5972 DSCI5991 DSCI5996 DSCI6000 DSCI6004 DSCI6015 DSCI6055 DSCI6061 DSCI6075