Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad Ayaa ka hadlay xaaladda Amaanka ee magaaladda Boosaso iyo Falalkii Amni darro ee ka dhacay Magaalada,

Wasiirka ayaa Sheegay iney Baaritaan ku Hayaan Falalkii ugu Danbeeyay ee ka dhacay Magaalada iyo Dadkii Loo Soo Qab-qabtayba.

Wasiirka ayaa sidoo Kale ay warbaahintu wax ka weydiisay Xil ka qaadis la sheegay in gudiga Amaanka ee gobolka Bari ay ku sameeyeen Taliyaha Qeybta Booliska Ee Gobolka Bari.

DAAWO WARBIXIN