Wasiir ka tirsan golaha wasiirada Puntland oo lagu weerary gobolka Karkaar

Ku dhowaad 1 qof ayaa ku dhintay mid kalena waa uu ku dhaawacmay weerar lagu qaaday gaari uu saarnaa wasiirka wasaartada Ganacsiga Puntland Dr C/laahi Axmed Gamuute,

Sida ay xaqiijinayaan warar aynu kaheleyno ilo wareedyo ku sugan gobolka Karkaar  kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan karin ayaa weerarka geystay iyadoo aan waxba ka soo gaarin wasiirka ganacsiga .

Inkastoo wararku isa soo tarayaan, ayaa hadana waxaa la sheegay in qofka dhintay uu ahaa wadihii gaariga uu saarnaa wasiirka, waxaana xusid mudan in wasiirku deegaanadaasi uu u gaaray safar ku aadan xalinta khilaafaadyo deegaankaas ka jira.

waxii faah faahin ah kala ee soo kordha kala soco wararka dambe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print
NEWS IN ENGLISH
WARARKII