Agaasimaha wasaarada waxbarashada Puntland oo ay weheliyeenxubno kamid ah gudiga imtixaamadka wasaarada waxbarashada ayaa shaaciyey ayaa manta xarunta wasaaradawaxbarashada ee garawe kaga dhawaaqaynatiijada ka soo baxday imtixaamadkii laga qaaday ardayda dugsiyada sare eePuntland gaar ahaan fasalka sideeda oo sanadkan u gudbaya dugsiyada sare kaasi oo ay ka qayb galeen arday tiradoodugaarayso shankun oo arday
Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Puntland maxamed cabdi wahaab ayaa ku dhawaaqay natiijada imitixaanka iyo ardayda sanadkan ugusaraysay fasalka sideeda ee guud ahaan Puntland
Faadumo siciid nuur oo ka tirsan tirsan xafiiskaimtixaamadka wasaarada waxbarashada Puntland ayaa kawaramaysa habka ayimtixaanka u qaadeen iyo wakhti ay ku qaatay diyaarintisa waxaana ay sheegtay in xafiiska imtixaamadku juhdi badan ku bixiyey sidii uu u xaqiijinlahaa in si cadaalad ah loo saxo imtixaanka isla markaana ya wakhti badan ku howlanayeen diyaarinta iyo soo saarida natiijada imtixaankasi.
Waxaana ay wax lagu faraxo ku tilmaantay in markii ugu horaysay imtixaanka dugsiyada sare lagu saxo gudaha Puntland arinsasina ay muhiimad wayn u tahay xafiiska imtixaamadka wasaarada waxbarshada Puntland.
Natiijada imtixaamaadka dugsiyada dhexe gaar ahaana ardaydafasalka sideeda oo sanadkan u gudbaysa dugsiyada sare waxay ku soo beegmaysaxili manta dib loo furay guud ahaan dugsiyada waxbarshada Puntland iyadoona masuuliyinta waxbarshada ay sheegeenin dadaal xoogan ugu jiraan sidii ay u tayeyn lahayeen goobaha waxbarshada siay u yaraato ardayda ku dhacaysa imtixaamadka ka dibna ka tagaya waxbarshada
Maxamed Siciid
SBC International Garoowe