Maxamuud warsame Axmed (Fuube) Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta, isgaarsiinta, hidaha & Dhaqanka Dowladda Puntland Oo la Hadlay SBC Ayaa Xiligan Amaan usoo jeediyay maamulka Iyo Shaqaalah Warbaahinta SBC Oo Xiligan 14-Sano Jirsatay.

Mr. Fuube Ayaa sheegay in SBC Ay Ku Amaanantahay Howlaha Ay u Heyso bulshadeeda, Wuxuunna kula dar-daarmay in la sii xoojiyo Shaqada Ay SBC U Heyso Shacabka.

Hoos ka dhageyso: