Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajacuun waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh ay wariyayaasha magacyadooda hoos ku xusanyihiin uga dirayaan  qoyskii, eheladii iyo asxaabtii, saxbkeen Allaha u naxariistee Wariye Cabdisalaan Sheekh Xasan Xiis oo kamid ahaa wariyeyaasha magaca iyo taariikhda geesinimada ah ku lahaa saxaafada Soomaalida.

Saxbkeen Marxuum  Cabdisalaan waxaa duhurnimadii shalay toogasho ku dilay dhagarqabe hubeysanaa isagoo xiligaas ku sugnaa  degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.

Mar labaad waxaan Allaha uga baryaynaa in uu siiyo janadii NACIIMA, waxaana samir aanu u dardaarmaynaa  xaaskii , waalidiintii,  eheladii iyo guud ahaan asxaabtii ee ay geeridiisu gilgilshay.

Magacyada:

Xasan Ciise Cali (Kuuriya)
Xasan Cabdi Fareey (Gentleman)
Axmed Xassan Cabdi
Yaasiin Ciise Wardheere
Ubax Cabdi Cadood
Cabdirisaaq Xaaji Catoosh
Cabdulqaadir Maxamed Mursal
Faarax Maxamed Lamaane
Cabdiraxmaan Cumar Cabdi (Soomaali)
Sucaad Mire Mohamed
Cabdullaahi Axmed Nuur
Ahmednuur Maxamed Farax
Suheyba Maxamed Badqas
Mohamed Cibaar Diiriye
Cabdiqafaar Shire
Jaamac Ayaanle Fayte
Awey Maxamed Nuur Foodey
Ayaanle Xuseen Cabdi
Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani)
Ayaanle Maxamed
Cabdifataax Xassan
Bashiir Axmed Taajir
Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo)
Cabdiraxmaan Xuseen Furre
Maxamed Xasan Maxamed (Cirro)
Cabdikariin Xasan Guutaale
Cabdirashiid Cabdi Axmed
Maxamed Cusmaan (Newyork)
Axmed Xaaji
Liibaan Cabdisalaan
Cabdi Maxamed Cabdigaab
Cabdisataar Daahir Sabriye
Cabdulqaadir Cilmi Ciise
Axmed Cabdisamad Cigaal
Cumar Cabdi Xasan
Siciid Nadaara
Cabdisamd Cabdulqaadir Faarax
Faaduma Macallin Abuukar
Maxamed Xaashi Tawakal
Maxamed Axmed Ilkacase
Feysal Caseyr Maxamed
Mahad Cumar Diiriye
Sahro Cabdi Axmed
Fu’aad Maxamed Cilmi
Ismaaciil Xaaji Shakeeti
Ibraahim Geedow Cawaale
Jaamac Cabdullaahi (Ukun)
Cabdifitaax Ibraahim Cagayare
Jamaal Ahmed Osman
Ahmed Hassan Qeyre
Maxamed Jeeyte
Maxamed Cadow
Kaafiya Maxamed Xasan
Liibaan Cabdi Warsame
Xasan Faarax Gudaal
Liibaan Cali Tuur
Maxamuud Nuur Idaajaa
Maxamed Gaarane Aadan
Maxamed Jaamac Faarax
Maxamed Cibaar Diiriye
Maxamed Xuseen Cismaan
Maxamed Cabdi Salaad
Saalax Cusmaan Diiriye (Sonna)
Tahliil Colaad Xasan
Cabdiraxmaan Shariif Maxamed (Taysiir)
Sahro Maxamuud Koranto ( Keyf)

Cudurdaar: Fadlan naga raalli ahow  haddii aan magacaaga ilaawnay, waa qalad aan ula kac ahayn

Qore: Maxamed Gaarane, waxaa caawiyay Ismaaciil, Jaamac Ukun, Maxamed Jeeyte