Waxaan jeclnahay inaan ku farxad galino asxaabta SBC sida joogtada ugu xiran in caawa Idinka ALLE si toos ah aan u soo tabino doono munaasabad balaaran oo lagu xusayo 51 sano guurada ka soo wareegtey maalinta xoriyada Soomaaliya oo caawa lagu qaban doono Galbeedka magaalada London.

Xafldan ayaa dadka aanay u suurtagalin inay goob joog ka ahaadaan meel kasta oo ay ka joogaan aduunka waxay si toos ah ugala socon doonan SBC Website waxaana si toos ah u dhageysan kartaa ama u daawan kartaa insha ALAAH xafladaasi.

Xaflada ayaa bilaaban doonta BST 7:00 pm xiliga magaalada London kuna beegan 9:00PM EAT ama waqtiga Bariga Afrika, hadaba sidaasi iyo la socod wanaagsan.