Dr. Yaasiin Faarax Cartan Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Puntland Horayna Xilal Kala Duwan Oga Soo Qabtay Puntland Ayaa Ra’yigiisa Ka Dhiibtay Go’ankii baarlamanka Somaliya Uu Kalsoonida Ogaga Laabtay Golaha Wakiiladda Maamulka Jubbaland.

Dr. Cartan Ayaa Ku Tilmaamay Baarlamanka Somaliya Mid Dumin Ku Wada Maamuladda Jirra, Wuxuunna Xusay in Go’ankaasi Uu Ahaa Mid Khaldan.

 

 

Hoos ka dhageyso wareysi Uu Siiyay barnaamijka Xulka wararka Ee SBC: