Waxaa Goor dhow waxaa soo dhamaaday Tartan xiiso  badan oo dhexmaray labada xaafadood ee kala ah Rixiis Boosaaso Vs New Boosaaso, Boosaaso.

Tartankan waxa uu ahaa warega labaad ee kulanka 4ta xaafadood ee caawa waxaana uu ku soo dhamaaday Guushiina ay ku raacday Xaafada Rixiis Boosaaso.

Labadan Xaafadood ayaa sidan u kala helay Dhibcaha.
Xaafada Rixiis Boosaaso 16 Dhibic
Xaafada New Boosaaso  12 Dhibic

Habeen dambe waxaa wada tartami doona oo siweyn loowada sugayaa xaafadaha kala ah.

Booxaaro Sheerbi Vs Caafatul carab Burtinle

Biyo Kulue Boosaaso, Vs Israac Gaalkacyo