Wareegii Hore ee Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan soo gabagaboobay welise lama tirin Codadkii la dhiibtay Waxaana Socota U diyaar garoowga Tirinta Codadka Gudoomiyaha baarlamaanka
Natiijada iyo Tirinta ayaa iminka Bilaabaneysa
Fadlan Refresh dheh si aad u hesho warar sugan
Goor dhow filo Natiijada Codeynta
Live SBC Muqdisho
Daalacatey :709