Suuqyadda Lagu iibiyo Shidaalka ee Magaaladda Garowe, ayaa sara Ukac Balaaran Laga Dareemaya, Iyadoo Uu Saameyn Adag Ku Yeeshay Gaadiidleyda Garowe.

Fuustada (Baasiinka) Ah Ayaa Horay Garowe Laga Siin Jiray 160-Dollar Hadana Waxaa Uu marayaa 215-Dollar Oo Lacagta Mareykanka Ah.

Waxaan La Hadalnay Qaar Kamid Ah Dadka Ka Ganacsada iyo kuwa Iibsada intaba Waxeyna Nooga sheekeyeen Isbadalka jira Iyo Sida Ay u Arkaan,

Dadka Qaar ayaa Qaba Ina Sara Ukaca Shidaalka Ay keentay Kadib markii Ay Saameeyeen Dagaaladda Ka socda dalka Yemen,

Hoos ka dhageyso warbixintan Waxaanna soo Diyaariyay Wariye Axmed Sheekeye.