Dhulgariir xoog leh ayaa goor dhaweyd ku dhuftey magaalooyin ka tirsan wadanka Mareykanka gaar ahaan xeebaha bariga, iyadoo si weyn dhulgariirka looga dareemay Washington & New York.

Dhulgariirka ayaa la soo sheegayaa in uu keenay in laga qaxo aqalka cad ee Mareykanka looga taliyol, waaxda gaashaandhiga & waliba Copitol Hill.

Dhulgariirka oo cabirkiisu ahaa 5.9 heerka dhulgariirada lagu cabiro, waxaana uu ka dhacay dhul baaxadiisu le egtahay 6km, wali lama soo sheegin khasaare dhimasho & dhawac balse dhismayaal dhaadheer oo fara badan ayaa la soo sheegayaa in ay burbureen.

Warar faahfaahsan kala soco SBC Insha ALAAH

SBC News Desk