Wasiirkii arimaha gudaha DFKMG ah C/shakuur Sheekh Xasan ayaa daqiiqado ka hor u geeriyoodey dhaawacii ka soo gaarey qaraxii galabta ay u geystey gabar uu waalid u ahaa oo isku qarxisey wasiirka.

Warar dheeraad ah SBC kala soco