Daqiiqado ka hor waxa  uu dab xoog lihi qabsaday Suuqa weyn ee magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari.

Dabkani oo aad u xoogan ayaa waxa uu ka kacay qeyb ka mid ah suuqa, ilaa iyo  hadana waxaa muuqaneysa in uu sii fidayo.

Waxaa sidoo kale soconeya dadaalada loogu jiro demintiisa inkastoo uu yahay dab aad u xoogan sida muuqaneysa.

 

Wixii warar ah eek u soo kordha kala soco wararka dambe.