Kooxo hubaysan ayaa goor dhaweyd ku toogtey gudaha magaalada Boosaaso ALLAHA u naxariistee Nabadoon Siciid Kaashawito oo ka mid ah nabadoonada caanka ah ee magaalada Boosaaso.

Dilkaasi waxaa sidoo kale ku dhaawacmey afar qof oo ka agdhowaa goobta lagu diley nabadoon-ka, waxaana la soo sheegayaa in ay baxsadeen kooxdii dilka u geystey nabadoonka, iyadoo dilkan uu qayb ka yahay dilal joogto ah oo maalmahan ka aloosnaa magaalada Boosaaso iyo qaybo kale oo ka mid ah deegaanada Puntland.

Warar dheeraad ah oo ku saabsan dilkan kala soco SBC Online.