Madaxweynaha dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqay Raiisul wasaaraha DKMG ah .

Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay C/weli Maxamed Cali Gaas in uu yahay Raiisul wasaaraha cusub ee Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ka dib latashiyo badan oo uu sameeyayna ay dhaafin weyday in aanay jirin xiligan qof kaga haboon xilkan C/weli