Wararka Deg dega ah ee ka soo baxaya Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in wareegto hada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland lagu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Bari.

 

Wareegatada uu Soo saaray Madaxweyne C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan

Wareegtada ayaa lambarkeeda aheyd 55 waxayna ku taariikheysneyd Maanta oo ah 28,July,2011