Wadayaal Gadiid,Dhalinyaro,Haween, & shaqale Wasaradeed oo laga wacyi galinayo AIDSka

Ururka Maxaliga ah ee TIDES (TimelyIntegrated Development Services) oo ka shaqeeya Wacyi galinta Cudurka AIDSka ayaa waxaa uu tababar hal maalin ah ugu qabtay Magaalada Garowe Wadayasha Gadiidka, Dhalinyarada, Barkacayasha iyo xubno ka socday Wasaradaha MaamulkaPuntland kuwas oo laga wacyi galinayo Cudurka HIV/AIDKS  oo inta  badan tacadiyada loo gaysto  Haweenka Sida kufsiga iyo dhibatooyinka kaleoo soo garaya xiliyada qarkood oo gudninka iyo dhalmada ay qadi karaan Cudurkasi Dhalinyarada looga wacyi galiyo .

Madaxa Mashariicda Ururka TIDESee Puntland Kamal Daahir Ciire ayaa ka waramay Faa’iidooyinka uu mashruucan iyocida iska kaashatay isagoo dhinaca kalena sheegay Ujeedka ay ugu qabteen dadkaanoo looga wacyi galinayo   Dhankatacadiyada Haweenka .

Sidoo kale waxaa goob jog ka ahaafuritaankii tababarkaan Madax ka socotay Ha’yadda Puntland u qabilsan DhankaWacyi galinta iyo Xakamaynta Xanunka HIV/AIdks oo uu ka mida ahaa Agasimaha Ha’yada PAC Dr C/raxmaan Siciid MaxamuudDhaga wayne oo hadal koban ka jeediyay una badnaa mahadnaq  isla markaasna tilmamay dhibta uu leeyahayxanuunkaan loona bahan yahay in dadka kale oo aan aqoonta u lahayn ama nasiibkau helin tababar noocan oo kale ah ay uga faa’iideeyaan .

Waxaana uu isla maanta tababaronoocan oo kale aha ka bilowdeen Magaalooyinka Galkacayo Garowe iyo Basosoiyadoo ay maalgalinayso Ha’yadda Irab oo soo marsinaysa  Dhaqalaha Ha’yadaha PAC ee AIDSka Puntland uqabilsan isla markaasna ay ay fulinaysay Ururka Maxaliga ah Ee TIDES

Madaxa Mashariicda Ururka Maxaliga ah  TIDES Timely Integrated Development Services
Tacadiyada loo gaysto haweenka Kufisga Xirirka
Pac
Igad
TIDES
Darawalo DHalin yaro Haween Shaqalaha Xafisyada Dowlada iyo Barkacayal

Sawiro





C/naasir Yaasiin 
SBC International Garoowe

Daalacatey :462

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print