Isku aadka kooxaha u soo baxay wareega 16-ka ee Koobka Horyaalada qaarada Yurub ayaa goor dhaweyd la sameeyey, iyadoo isku aadka lagu qabtey magaalada Nyon ee dalka Switzerlan, waxaana kooxaha la isku aadiyey sidan.
Galatasaray v Schalke
Celtic (Scotland) v Juventus (Italy)
Arsenal (England) v Bayern Munich (Germany)
Shakhtar Donetsk (Ukraine) v Borussia Dortmund (Germany)
AC Milan (Italy) v Barcelona (Spain)
Real Madrid (Spain) v Manchester United (England)
Valencia (Spain) v Paris St Germain (France)
Porto (Portugal) v Malaga (Spain)
SBC News Desk
Daalacatey :1609