Iyadoo shir ku saabsan arimaha Soomaaliya oo saacado kooban socdey uu ku soo afjarmay magaalada London ayaa waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadihii laga jeediyey shirkaasi qaarkood ee ay jeediyeen madaxda shirkaasi ka qayb gashey.

Khudbadaha aan idiin soo gudbinayo ayaa waxaa jeediyey:

> Ra’isalwasaaraha Britain David Cameron.
> Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed
> Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka Hilary Rodham Clinton
> Wasiirka arimaha dibada Qadar Dr Khalid Bin Mohamed Al-Attiyah
> Wasiirka arimaha dibada Faransiiska Alain Juppe
>  Madaxweynaha Ugandha  Yuweri Musaveni
> Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki
> Ra’isalwasaaraha Itoobiya Meles Zinawi
> Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga Ahmet Davutoglu

Hadaba khudbadihii laga jeediyey shirkaasi ka dhageyso Link-ga Video-ga hoose.

HALKAN DAAWO