Nin  Soomaali ah oo lagu magacaabo Xasan oo sheegay in uu yahay reer Ceerigaabo ayaa sheegay in qiso guur ay dhexmartey isaga iyo gabar Jinn ah sida uu sheegay.

Wareysi muuqaal ah oo ninkaasi lala yeeshay ayuu wuxuu kaga hadlayaa qisadaasi sida ay ku dhacdey iyo sida ay ku timid, isaga ayaa inooga sheekaynaya sida arinatasi u dhacdey iyo waxa uu kala kulmay guurkii gabadhii uu sheegay in ay Jinka aheyd.

Link Video hoose ka daawo wareysiga Xasan oo waliba uu ku sheegayo in isagu qudhiisa uu jaceyl daran u qaaday gabadhaasi Jinka aheyd, Su’aashuse waxay tahay Xasan gabadhaasi ma qabaa mise way kala tageen arimahaasi oo dhan ka daawo filimkan.

Daawo

Hayaan Faarax
SBC Hargeysa