Madaxweynaha Jibuuti Ismaaciil Cumar Geele oo ka mid ahaa madaxdii ka qayb gashey shirkii London ee arimaha Soomaaliya ayaa su’aalo kala duwan waxaa lagu waydiiyey xaalada shirka Soomaalida ee magaalada London, arimaha ciidamada Jibuuti ee Soomaaliya la geeyey iyo guud ahaan aragtida beesha caalamka ee ku aadan xaalada Soomaaliya.

Su’aalahaasi la waydiiyey Ismaciil Cumar Geele link-ga Video hoose ka daawo.

HALKAN KA DAAWO