Internet-ku wuxuu u noqdey bulshada wax ka mid ah nolasha maanta dunida ka jirta wuxuuna u leeyahay faa’idooyin kala duwan, waxaase ku lamaansan khasaaraha iyo hoogga uu wato hadii dhinaca qaloocan loo adeegsado.

Xiriirka bulshada ayaa ka mid ah waxyaabaha muhiimada gaarka ah uu u leeyahay Internet-ka Aadmiga, halka ay jirto kala socosho dunida uu kala wado xiligan, iyadoo Internet-ku uu dunida ka dhigay xal xaafad oo isku muuqata.

Hadaba warbixin lagu daabacay website-ka Layaabka.com oo ku aadan ninkan Gabadhiisa ku shukaansadey Internet-ka Link-ga hoose riix si aad uga bogato sheekadan qosolka xambaarsan.

Halkan Riix