Digniin muuqaalkan waxaa ka buuxa sawiro dhiig & dad gubtey, fadlan yaanay daawan caruurta 15-ka sano ka yar, haweenka uurka leh & dadka qaba xanuunada qatarta ah.

Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa saacadba saacad sii kordhaysa dadkii wax ku noqdey iyadoo dhimasho & dhaawac badani uu ka dhashay, waxaa ilaa iyo hada la xaqiijinayaa in ka badan 100 inay geeriyoodeen halka in ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Link Video-ga hoose ka daawo muuqalkii qaraxaasi goobtii uu ka dhacay, dadkii oo noqdey kuwa gubtey iyo muuqaalo dheeraad ah.

HALKAN KA DAAWO