Iyadoo horaantii bishan July si weyn looga xusey dalka Soomaaliya & wadamada kale ee ay Soomaalidu ku nooshahay munaasanada qaran ee 1-da Luulyo ayaa wadanka Sweden wuxuu ka mid ahaa meelaha sida weyn Soomaalidu uga xustey munaasabada qaran ee 1-da Luulyo ee madaxbanaanida Soomaaliya.

Hadaba magaalada Malmo oo ka tirsan wadanka Sweden ayaa waxaa lagu qabtey xaflado waa weyn oo lagu xusey munaasabada 1-da Luulyo, hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa Videos ama muuqaalo qayb qayb ah oo ku aadan xuska munaasabadaasi 1-da Luulyo.

Video-yada ka daawo hoos iyagoo qayb qayb ah.