Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin muuqaal ah wuxuu u gudbiyey shacbiga Soomaaliyeed, isagoo fariintiisa u gudbiyey Soomaalida meel wabla oo ay joogaam.

Fariintan wuxuu ku xusey Madaxweynuhu in Aduunka haatan u soo jeestey in uu wax la qabto Soomaalida laakiin wuxuu si gaar ah ugu baaqay Soomaalida in ay Mar walba Sugin Gacansiinta Wadamada kale ee iyaga uun isku tashadaan, marka ay Dadka Soomaaliyeed isku Tashadaan ay sii Kordhayso gacansiinta Wadamada Caalamka ay Soomaaliya Gacan siinayaan.

Fariinta Xasan Sheekh oo ay naga soo gaartey xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya link-ga hoose Riix si aad u daawato.

HALKAN RIIX

SBC News Desk