Filim muuqaal ah oo laga duubay saacadihii ugu dambeeyey nolasha Col. Qadaafi isagoo dhaawac ah laguna duubay Mobile ayaa wakaaladaha wararka goor dhaweyd loo gudbiyey.

Filimkaasi ayaa waxaa ka muuqda Qadaafi oo dhaawac ba’an qaba isla markaana dhiig badani ka baxayo isagoo dhaawacyo ka qaba xabadka & qaarka dambe waxaana ka baxa dhiig fara badan.

Link Video hoose ka daawo muuqaalkii Col. Qadaafi dhiig badani ka baxayo oo dhaawac ah oo la qabtey, digniin muuqaal naxdin leh.
HALKAN RIIX