Laba nin oo lagu eedeeyey inay ka mid ahaayeen xoogaga Shabaabka isla markaana dilal ka geystey magaalooyin kala duwan oo ka tirsan Puntland ayaa lagu toogtey maanta lagu toogtey magaalada Garoowe iyadoo maxkamadi sidaasi xukuntey.

VIDEO-gan ka daawo ragga la toogtey iyo wajiyadooda iyo sida ay u dhacdey toogashadaasi.
DAAWO HALKAN