SBC Tv waxaa u suurtagashay in ay hesho muuqaalka gacan ka hadal ba’an oo shaley magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Baarlamanka KMG ku dhexmarey xildhibaano isku khilaafsan xil ka qaadis lagu sameeyey Gudoomiyihii Baarlamanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Gacan ka hadalkaasi oo feer, laad, qoor qabad, jeego dharbaax, haraati, xusul & taraantureyn ka dhacdey ayaa waxaa ilkaha laga tuuray qaar ka mid ah xildhibaanada iyadoo kuwa kale jug culus isu geysteen.

Hadaba si aad u daawato buuq, qaylo, gacan ka hadal iyo faro isu taag taaga dadkan xildhibaanimada loo dhaariyey ee xalka iyo danta ummada laga sugayo riix link-ga VIDEO-ga hoose.halkan ka daawo

daawo

Axmed Aar
ahmedaar@live.com
SBC Muqdisho