VIDEO: Daawo Sh.Shariif oo xarunta QM saxaafada kula hadley ka dib kulankii…

Madaxweynaha Dawlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dhawaan ka qayb galey shir gaar ah oo golaha amaanka ee Qaramada Midoobay uu ka yeeshay xaalada Soomaaliya, kaasi oo golaha Amaanka uu ka soo saarey mowqifkooda ku aadan xaalada Soomaaliya iyo geedi socodka isbadalada dhanka hay’adaha dawlada.

Markii uu soo dhamaadey kulankaasi ayaa saxaafada waxaa uga waramay shirkaasi arimihii ka soo baxay iyo wixii looga hadley Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Link-ga Video-ga hoose ka daawo Sheekh Shariif oo saxaafada kula hadlaya xarunta golaha Amaanka ee magaalada New York.
HALKAN KA DAAWO VIDEO

SBC News Desk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print