Sida wararka aad kula socoteen waxaa hawlgal dhiig ku qubtey ka fuliyey deegaan ka tirsan gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ciidamada kumaandooska Mareykanka oo ku hubeysnaa hub casri ah adeegsanayana diyaaradaha dagaalka, kaasi oo ay ku soo furteen laba qof oo ka mid  ahaa shaqaalaha hay’ada DDG ee hoosta Danish Refugee Council kuwaasi oo mudo lagu haystey gobolada Galguduud iyo Mudug.

Filimkan oo muuqaal ahaan looga arkayo dagaalkii israasaaseynta ahaa ee dhexmarey ciidamada Mareykanka iyo kooxda afduubayaasha waxaa laga helay wasaarada difaaca Mareykanka.

Si aad u daawato link-ga VIDEO-ga hoose ka guji.
Riix halkan 

Daawo