Todobaadkan waxaa dhulagriir xoog leh oo socdey mudo 15 daqiiqo ah uu ruxay magaalooyinka Hargeysa & Boorame ee deegaanada maamulka la magac baxay Somaliland, kaasi oo khasaare u geystey dhismayaal ku yaal magaalooyinkaasi.

Dhulgariirka ayaa sidoo kale laga dareemay magaalooyin & deegaano kale oo ka baxsan Hargeysa & Boorame, waxaana xiligii dhulka gariirka la dameemay ay aheyd xili saq dhexe ah oo dadku ku jireen hurdo, iyadoo dadku ku soo tooseen cabsi &  walwal.

Hadaba warbixintan Video ku daawo dhulgariirkaasi warbixintan oo sidoo kale la wareysnayo dadkii argagaxa & cabsiga ka qaaday dhulgariirkaasi.

Daawo