Daawo barnaamijyka Wararka Soomaaliya, waxaad ku daawan doontaa wararka ku saabsan iscasiladii Ra’isalwasaarihii DKMG Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), khudbadii uu halkaasi ka jeediyey Madaxweyne Sheekh Shariif, Khudbadii iscasilaada Farmaajo & waliba hadalka Sii hayaha xilka Ra’isalwasaaraha C/wali Gaaz.

Sidoo kale barnaamijka waxaad ku daawanaysaa kalfadhigii golaha wakiilada Puntland & hadaladii ay halkaasi ka jeediyeen Madaxweynaha Puntland & Gudoomiyaha Baarlamanka.