Daawo barnaamij xiiso & qosol xambaarsan oo uu diyaariyey TV-ga SBC (barnaamijka Dhacdooyinka arimaha la yaabka leh ee aduunka ka dhacay ayaad kaga daawan doontan barnaamijkan.

DIGNIIN: Barnaamijka waxaa ku jira warbixin ku saabsan dagaal xayawaan kuma haboona inay daawadaan caruurta ka yar 5 sano.



< >