Barnaamijkan muuqaalka ah waxaan ku eegaynaa abaarta ba’an ee saameysay wadankeena Soomaaliya, isla markaana ay u dhimanaan dadka faraha badani, halka kuwa kalena ay u geeriyoodeen, kuwana qarka geeri u saaran yihiin gaar ahaan caruurta, waayeelka & haweenka.

Digniin: Barnaamijkan wuxuu wataa muuqaalo dad aad u darxumeysan, dareenkaagu ha u adkeysto inaad dadkaasi u damqato oo wixii aad uga qayb qaadan karto aad uga qayb daadato. Link-ga Video-ga hoose ka daawo barnaamjikan oo uu diyaariyey Telefishinka SBC.
Halkan ka daawo