Deeqdaani ayaa waxaa loo qaybiyay qoysas barakacayaal ah oo uu qoyskiiba qaatay lacag dhan 300 oo doolar ayaa waxaa maanta loo qaybiyay qaarkamid ahqoysaska barkacayaasha ah Ee kunool kaamamka dadka soo barkacay Ee magaalada Garoowe iyo dadka deegaanka ah ee noolashoodu ay hooseey

Deeqda ayaa waxaa bixinaysay hay’ada Taakullo oo Gacan ka helaysa hay’ada qaxootiga Aduunka ee UNHCR waxaana dadkaasi deeqda lacagta ah loogu qaybiyay Xarunta hay’ada Taakullo ay ku leedahay magaaalda Garoowe.

Dadka la sii yayGar gaaarka  lacagta ah ayaa waxaa ay ka kayimaadeen kaamamkabarkacayaasha garoowe waxaana deeqdani ay ahayd mid waxaa looga qabanayo dadka danyartaha ee xeryaha barkacayashaa ku sugan islamarkaana ay ahaayeen dadkii ugu dambeeyay ee lasiiyo deeqda lacagtahay.

Madaxa hay’ada Taakullo Mahdi cali cismaan ayaa waxaa uu sharaxayaa sida ay u qaybiyeen deeqda iyo qaabka ay u soo xuleen dadka ay u suuragaysha ay gaarsiiyaan waxaana uu xusay in ay jiraan dad horay u helay deeqda muhiimadu ay tahay sidii shaqalooga Abuurilahaa dadkaasi

C/ Casiis Ok
SBC International Garoowe