U diyaar garow balaaran ayaa loogu jiraa sidii loo wajihi lahaa todobaadka xoriyada ee Soomaaliya.

Isku diyaarinta dabaal degyadan ayaa siweyn loogaga dareemayaa magaalooyinka waaweyn ee dalka siiba magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Waxaa ka soocnaya u diyaar garow balaaran muqdisho, iyadoo wadooyinka lagu xardhay calanka buluugan ee Soomaaliyeed, waxaana siweyn loo diyaariyay goobaha xoriyada sida daljirka daah soon iyo goobo kale oo muhiim ah si ay ugu qabsoonto munaasabadan

Dhageyso warbixin faah faahsan oo uu diyaariyay wariye Maxamed Cismaan muuse Dam dam.