Warbaahinta SBC Ayaa Toos Utabinaysa Xafladda Doorashadda Madaxweynanimo Ee Maamulka Jubbaland,

Waxaanna Tabinayaa Wariyayaal kala Duwan Oo Ka mid ah Howlwadeenadda SBC.

Ilaa Hadda 4-Musharax Ayaa Utaagan Xilkan, Waxaanna Kamid ah madaxweynaha Taladda Haya Ee Axmed Madoobe,

Qeybaha Kala Duwan Warbaahinta SBC Ee Idaacadda Iyo Tv-ga Ayaad Toos Oga daawan Kartaan Doorashadda Ka socota Magaaladda Kismaayo ee xarunta Maamulka jubbaland,

RIIX LINKIGAN SI AAD U DAAWATO TVGA SBC.: