Difaaca heerka caalami ee kooxda Arsenal Thomas Vermaelen ayaa garoomada dib ugu soolaabtay ka dib dhaawac xoogan oo garoomada caalamka ka fadhiisiyay mudo.

Xidiga difaaca  wadanka Beilgam iyo kooxda Arsenal Vermaelen  ayaa ciyaaray 90 daqiiqo oo u saftay kooxda juunyarka Arsenal khamiistii.

Soo laabashada Vermaelen ayaa ka dhigaysa mid badal uu noqonaysa dhaawaca mar labaad ka soo gaaray ciyaaryahan Johan Djourou ciyaartii Man United & Arsenal isagoo ka ma qnaan doono garoomada.

Thomas vermaelen ayaa tababare Wenger aaminsanyahay hadii uu xili ciyaareedkan joogi lahaa in kooxda dhanka difaaca dhibaatada ka haysata ay wax iska badali lahaayeen.

Feysal Farateeb
SBC International Sports News