Hay’adda Warbaahinta Soomaaliyeed Qeybaheedda Kala Gadisan ee Idaacadda iyo  Television-ka La iska Arko Ayaa Barito Si Toos Ah utabin Doonna Doorashada Kismaayo.

Iyadoo Maalinta Barita ah ay Magaaladaasi ka Dhacayso Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Jubbaland Ayaa waxaa Halkaas Ka soo Conaya Abaabul Kala duwan Xilli Wufuud Caalmi Ah Ay Gaarayaan,

Television-ka SBC Ayaa Barito Si Toosa Ama Live Ah Idiinla Socod Siin doonna Xafladda Doorashadda Madaxweynaha Jubbaland Oo hadda Ay Utartamayaan Ilaa Afar Musharax, Oo Uu Ku jirro Madaxweynaha Hadda Taladda Haya Ee Axmed Madoobe,

Agaasimaha Warbaahinta SBC Maxamed Deeq Cabdalla Oo Ay Wehliyeen Koox Wariyayaalla Oo Ka Tirsan Warbaahinta SBC Ayaa maanta Gaaray magaallo xeebedka Kismaayo, Waxeyna Udiyaarsanyihiin tabinta Tooska Ah Ee Xafladda Doorashadda,

MDEQ

Maxamed Deq Cabdalla.

Agaasimaha Oo Goordhow Uwaramay Qeybta Idaacadda Ee Warbaahinta SBC Ayaa Sheegay in Udiyaar Garowe Xoogleh Uu ka Socda Magaaladda Kismaayo, iyadoo musharixiintuna ay Maanta Baarlamanka Ku Hor Soo Bandhigayay Waxqabadkoodda.

Warbaahinta SBC Ayaa Horay usoo Tabin Jirtay kulamadda Noocaanni Ah Waxaanna Sidoo kale Qorsheeysan Tabinta Xafladdo Kale Oo Dani Ugu Jidho Bulshadda Soomaaliyeed.