Tartankii 2aad ee Kediska Xaafadaha SBC oo soo gaba gaboobay

Waxaa iminka soo gaba gaboobay kulankii 2aad ee tartanka xaafadaha Kediska Ramadaanka SBC kaasi oo dhexmaray xaafadaha Xaafatul Carab Boosaaso Vs Qoryacad Qardho.

Tartanka Labadani xaafad oo ahaa mid aad u xiisa badan ayaa waxaa ay ugu dambeyntii guushu ku raacday xaafada Qoryacad Qardho oo la timid 16 dhibic halka Xaafatul carab Boosaasana ay la timid 14 dhibic,

Golis Baran Vs  Kaambo Qardhp
Cakaara Xingalool Vs Laanta hawada Boosaaso

Daalacatey :1052

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print