Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland Maxamed Jaqanaf Ayaa warbaahinta SBC Ugu Hambalyeeyay Sanadguuradii 14-aad ee ka soo wareegtay Aas-Aaska Puntland.

Jaqanaf Ayaa Umahad Naqay Mulkiilaha Guud ee Warbaahinta SBC Cali Cabdi Awaare Oo Uu Sheegay inuu Meel wanaagsan Ku Haminayo.

HOOS KA DHAGEYSO: