Boqor C/laahi boqor muuse ayaa tacsi udiraya Madaxwynihii hore Somalia oo ku geeriyooday magaalada Dubai ee isutaga Imaraatka xallay oo taariikhdu ku beegneyd
23.03.2012

Boqor C/laahi Boqor Muuse oo ku hadlaya magaca dhaqanka beelaha Daarood ayaa uga tacsiyeynaya
geeridaas guud ahaan umadda soomaaliyeed iyo gaar ahaan qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay Cabdullahi Yusuf Ahmed.

Sidoo kale Boqor C/laahi ayaa Eebbe ugu baryay inuu kitaabkisa midigta kasiiyo, uuna ka waraabiyo janatul fardowsa. AAMIIN!

Madaxweyne Cabdulahi Yusuf ayaa ahaa siyaasiyiinta ugu caansan ee Soomaaliya, ayaa kaalin weyn ka qaatay nabad kusoo dabaalida xaaladda murugsan ee dalka Soomaaliya.

____________________________

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajucuun.

(Somali Students Club In India),Anagoo oo ah Ururka Ardayda Somaliyeed ee waxkabarta wadanka India,waxan Tacsi U Direeyna Dhamaan ehelki,Qoyskii iyo Umada Somaliyeed meel walba oo ay Jogaan Geeri Ku timi allaha U Naxaristee marxuum Madaxweynihi Hore Ee Dowlada Federalka Kumeel gaarka ah ee Somalia Cabdullahi Yusuf Ahmed oo ku geeriyooday Hospitalka Sheekh Zaa’id ee magaalada Abu-Dubai, dalka Isutga Imaaraadka Carabta 23/03/2012.

waxaan allah uga baryeeyna Marxuumka in uu Janadii Fardowsa Geeyo,Dhaman ehel iyo Umada somaliyeedna Samir Iyo iimaan ka siiyo Amin Amin

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajucuun.

Madaxa Warfafinta
Somali Students Club In India

________________________________

 

1. Dr. Sayid C/lle Xassan
2. Sahal Cumar Faarax Cadde
3. Axmed c.raxman Jamac Biixi
4. Suldan mukhtar cali dheere
5. Sh. Xasan Xuseen Muuse
6. Axmed c.sacid Aadan (kayare)
7. Maxamed cali galdox
8. Mukhtaar Birre (shiil shiil)
9. C.xalim c.casiis M. Abubakar
10. C/rasaaq c/salaam warsame
11. C/xakiim kawsarad
12. Maxamed xassan ciiro (buurtinle)
13. Uways c/laahi Cali barre
14. Carab Aden Tuuhaa
15. Nuuradiin Ladane Xasan burale
16. c/raxman Gelle Jamac (dhuxul)
17. Maxamed Aadan Haamey
18. C/qadir Xirsi Maxamed
19. Maxamuud Maxamed Axmed(dhoombe)
20. Maxamud Axmed sh. Adan (jamuux)
21. C/rashiid Carato jamac Gayre
22. Hanad Maxamed carato
23. C/qaadir diiriye
24. Zakariye Xassan Cirguje
25. Ismacil sheikh Ibraahim
26. Jaamac cabdi
27. Yusuf Cawil Ducale
28. C/samad Axmed hiirad
29. Maxamud C/ Cali (berdone)
30. Mamo Safiyo Cali Mayaas
31. Mamo Sacido M. Afguduud
32. Mamo Xawo c/dheere
33. Najmo Faarax dhagay
34. Hani c.qani maxamed
35.Sahro cabdi jaamac
36. Aniso Muse adan
37. Hibo cabdi guuleed

Dhamaan dadkaan oo kala jooga dunida daafaheeda waxay u tacsiyeynayaan Madaxwaynhii Ummada Soomaaliyeed Muddane Abdullaahi Yuusuf Ahmed oo ku geeriyooday dalka Emaaraatka Carabta gaar ahaan Dubai waxaan ilaahay uga baryeynaa in ilaahay janatul fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan alle ha ka siiyo iyo dhamaan Ummada soomaaliyeed

Aamiin Yaa Rabbi

______________________

Anigoo magacaygu yahay KHALED BOUH JAMA
Kuna sugan Uganda qaasatanh kampla.
Waxaan halkaan tacsi maxdin leh uga diyaraya dhamaan eheladii iyo qarabadii u ka geeriyoday marxuumka.
waxaana leenahay illaahay danbigiisa ha dhaafo aduun iyo aakhiraba.

________________________

Suleeqo Maxaamuud Axamed (Qabowsade)
Sagal Maxaamuud Axamed (Qabowsade)
C.salaan Maxaamuud Axamed (Qabowsade)
Ayaale Maxaamuud Axamed (Qabowsade)

iyo dhamaan reer Qabowsade oo kala jooga gudaha iyo dibada

Shugri Siciid Axmed Yuusuf iyo caruuteda
Sacdiyo Siciid Axmed Yuusuf iyo caruuteda
Saharo Siciid Axmed Yuusuf iyo caruuteda
Casaaba Siciid Axmed Yuusyf iyo caruutisa
Gaago Siciid Axmed Yuusuf iyo caruutisa
Dhamaan reer siciid axmed yuusuf oo kale jooga dalika iyo dibadiisa

Dhamaan dadkaasi waxa ay  tacsi u dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii iyo weliba Dhamaan Shacabweynaha Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alaha u naxariistee Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed.