Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh ka kala diraya asxaabta ehelka iyo qaraabada kala ah.

Shiikh Dalmar Guureeye Kaarshe

Cismaan Guureeye Kaarshe

Xuseen Cabdulqaadir Liibaan

Mursal Cabdulqaadir Liibaan

Shiine Cabdulqaadir Liibaan

Faysal Cabdulqaadir Liibaan

Faadumo Cabdulqaadir Liibaan

Cabdulaahi Abshir abdulqaadir

Cabdulaahi Maxamed Abshir

Cabdriraxmaan Maxamed Abshir Abshir

Axmed Maxamed Abshir

Sucdi Caynab Yuusuf

Keyf Axmed Mirre

Sakiyo Dalmar

Isxaaq Dalmar

Khadiijo Dalmar

Siciid Xuseen Cabdulqaadir

Amiino Xuseen Cabdulqaadir

Xaawo Xuseen Cabdulqaadir

Maxamed Cali Cabdulqaadir

Wariye Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Axmed Sheekeeye).

Sidoo Kale Waxaa Halkaan Tacsi Ka Diraya Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Warbaahinta Somaliyeed Ee SBC, Xarumaheedda Kala Duwan.

Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Udirayaan  alle ha unaxariistee Marxuum Cali Cabdulqaadir Liibaan ( Cali Badey ) oo ahaa adeerka wariye Axmed Sheekeeye oo Kamid Ah Wariyayaasha SBC Ee Garowe, Kaas Oo maalintiii Shaley Tariikhduna kubeegneyd 09-May -2015 ku geeriyoodey Magaalada Garowe Caasimada Puntland.

Rabi waxaan uga baryeynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo Amiiin Amiiin.