Warbaahinta SBC waxaa soo gaaraya fariimo tacsi ah oo loo dirayo qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay Beeldaajaha Guud ee Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulahi Beeldaaje Maxamed oo habeenidii Axada ku guuriyooday dalka Isu taga Imaaraadka Carabta.

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

 Waxaa Habeenimadii Axadda 8-dii April 2012 ku geeriyoodey Cusbataal ku yaal Magaalada Al Cayn ee dalka UAE Allaha u naxariistee Beeldaajaha Guud ee Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulahi Beeldaaje Maxamed.

Waxaan tacsi tiiraanye leh annagoo ah qoyska reer Xaaji Faarax gaarsiinaynaa eheladii, Qaraabadi iyo umada soomaliyeed.

Waxaa tacsidan diraya:

1.    Xaaji Ibraahim Xaaji Faarax

2.    Xaaji Axmed Xaaji Faarax

3.    Cumar Xaaji Faarax

4.    Shire Xaaji Faarax

5.    Cismaan Xaaji Faarax

6.    Muuse Xaaji Faarax

7.    Ciise Xaaji Faarax

8.    Naasir Xaaji Faarax

9.    Cali Xaaji Faarax

10. Jaamac Xaaji Faarax

11. Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax

12. Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax

13. Axmed Cismaan Xaaji Faarax

14. Axmed Maxamuud Xaaji Faarax

15. Barkhad Cumar Xaaji Faarax

16. Maxamuud Cismaan Xaaji Faarax

17. Maxamed Cali Xaaji Faarax

18. Ciise Cismaan Xaaji Faarax

19. Maxamed Axmed Xaaji Faarax

20. Mire Cumar Xaaji Faarax

21. Bashiir Axmed Xaaji Faarax

22. Axmed Xiddig Xaaji Faarax

23. Ayuub Xiddig Xaaji Faarax

24. Cumar Ibraahim Xaaji Faarax

Dadkaas oo kala jooga UAE, Somalia, USA, UK, China, iyo Egypt waxaan Allaha Subxaanahu wa Tacaalaa uga rajaynayaa in Beeldaajaha Naxariis siiyo, Jannatu Fardawsana geeyo, Qabrigiisana Allaha u waasaciyo, xissbatana u Fududeeyo, annaga iyo qarabaada iyo asxaabta iyo dadkoo dhanna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Aqbalo.

waxaana ay uga Tacsiyenayaan ummadda Soomaliyeed iyo reer puntlandba Geeridii naxdinta lahayd eek u timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi oo kugeeriyooday Caawo Wadanka isutaga Imaradka carabta (UAE) waxaan ay illahay ugabarayaan Beeldaajaha inuu janadii firdowsa Illahay ka waraabiyo ,Qabrigiisana illahay u waasiciyo dhamaan ummadda  reer Puntland uu samir iyo iimaan kasiiyo Aamin ; Dadka tacsida diraayana wax ay kala yihiin :

1.Eng. Mohamed Abdi Said (Sagac)
Gudoomiyaha Golaha Qurbajoogta Puntland Faraca India

2.Ahmed Abdirahman Aden Dalab(Fashion)

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Qurbajoogta Puntland

3.Shaafici Jaamac Faarax (Xagar)
Madaxa Maaliyadda

4. Mahamuud Yusuf Qahar

Madaxa Xiriirka Dibadda

5. Abdirahman Abdiqadir (China)

Madaxa Isboortiga iyo Dhalinyaradda

6.Said Aden Yusuf (Gacameey)

Madaxa Wabarashadda

7. Abdiqadir Mohamed Yusuf (Qooleey)
Madaxa Warfaafinta

8. Dr.Mahamed Nur Jamac (Bootaan)
Xoghaya Gudigga Joogtada ah

 (Somali Students Club In India),Anagoo oo ah Ururka Ardayda Somaliyeed ee waxkabarta wadanka India,waxan Tacsi U Direeyna Dhamaan ehelki,Qoyskii iyo Umada Somaliyeed meel walba oo ay Jogaan gaar ahan Umada Puntland Geeri Ku timi allaha U Naxaristee marxuum Beeldaaje Faarax Beeldaje Cabdullahi oo  ku geeriyooday dalka Isku Taga Imaraadka Carabta 09/03/2012,

waxaan allah uga baryeeyna Marxuumka in uu Janadii Fardowsa Geeyo,Dhaman ehel iyo  Umada somaliyeed gaar ahan umada Puntland Samir Iyo iimaan ka siiyo Amin Amin

waxaa tacsida diraya:

Maxamed Cabdi Salaad (xabeeb) Madaxweynaha Ururka Ardayda Somaliyeed ee wadanka India.a

Ikran Abdisalan Hassan
Ahmed Abdullahi cali

Asha Ali Farax
Mahamoud Ali Farah

Hamse Abdisalan Hassan

Hamse Abdulahi Jamac

Ali said Ali

Abdirahman Abdulahi jamac
Ayub Mahamed salad

Abdirahman Qaxiye Isse

Khadra Bashir Adan

Mohamed Yusuf Ali

Daud Said Muse

Abdinasir Ibrahim Mohamed

Abdirahman Warsame Du’ale

Ibrahim Abshir Ibrahim

Mohamoud Abdullahi Ali

Naima Farah Awad

Nasteha Ibrahim Gulled
Said  Abdshir Ibrahim

Mahamed Abdicasis

Abdihakin Said Mahamud

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajucuun.

Madaxa Warfafinta
Somali Students Club In India
sscd_india@hotmail.com