Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cade)& Qoyskiisuba iyagoo ka tiirsanyeysan waxay tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii & ehelkii uu ka geeriyoodey marxuum Faarax Guure Cali Faahiye oo 17-kii June 2011, ku geeriyoodey magaalada Darsalam ee caasimada wadanka Tansaniya.

Gen. Cade Muuse iyo qoyskiisa waxay ILAAH uga baryayaan marxuumka in uu naxariisto, qoyskii & qaraabadii uu ka tageyna uu samir iyo iimaan ALLE ka siiyo.