Tacsi Isimada Puntland u dirayaan Eheladii uu ka geeriyooday Beeldaaje Salaad Cali faarax

Boqor Cabdulahi Boqor muuse kenkor
Ugaas Xasan Ugaas Yaasin
Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi
Beldaaje Cali Faarax
Beldaaje Jamac Belaade Xaaji Cabdulahi
Suldaan Daahir Maxamed Muuse
 Suldaan Bashir Muuse Koonte
Suldaan Cabdulahi Salax Jenicad
Suldaan Cabduulahi Xildiid Soote
Suldaan Jamac Xasan Ibrahin
 Suldan Maxamed Cali Maxamed
Garad Cabdulahi Maxamud Dacar
Suldaan sacid guuled san yare
 Suldan Maxamed Sicid garase
Islan Bashiir Islan Maxamud
Islan Ciise Islan Maxamed
 Islan Maxamed Islan Yasin
 Suldan Raage Shiikh Maxamud
 Gaard Maxamed Aadan Finiin
 Garad Cabdulahi Cali Ciid
 Garad Maxamed Cilmi Shir Waac
 Dhaman Isimada waxay Tacsi uu diirayan  Caruurtiisii qarabadii iyo Asxaabtuu   ka geriiyooday Beldaje Salad Cali Farax oo ka mid ah Isimad Puntland oo 30/5 sanadka 2012 ku geeriyooday Tuulada Xida

 Tacsidan waxan na soo garsiiyay Suldan Maxamed Yuusuf Cabdi oo ka mid ah Isimad magaca wayn ku leeh Puntland  oo ay sxb dherr ahayen Beldaje salaad Cali Farax Shirar Badana ay kawada qayb galeen oo looga hadlayey Maslaxada Somaliyeed  oo iminka  joga qarad Yurub Gaar ahaan  Dalka austria